Ujeedadayadu waa inaan u’ gargaarno carruurta Soomaaliyeed

Taasoo aan u’ marayno inaan dugsiyo u’ dhisno, isla markaana an u’ suurto gelino daryeel caafimaad oo ay ka helaan. Xarumo caafimaad oo dhismaha dugsiyada qayb ka ah.

Ahdaafta

Inaan siino carruurta soomaaliyeed oo dhan, kalsooni ah, inay leeyihiin awood abuur Eeebe ah oo Ilaahay ku abuuray ahna isbeddel dhanka wanaagga ah, ayna abuuri karaan isbeddel dhab ah oo dhanka wanaagga ah oo ay u’ sameeyaan naftooda iyo Soomaaliyaka bulsho ahaan.

In Soomaaliya ay carruurteeda oo dhammi hely karto daryeel caafimaad Iyo dugsi wax barasho, taasoo u’ suurto gelinaysa cunug waliba inuu Abuurto nolol ku dhisan is-ixtiraam, ixtiraam bulshada iyo cimilada ku xeeran, taasoo wax ku ool u’ ah isaga, Soomaaliya iyo dunida kale oo dhan.

Hawlgalka

Sida ugu wacan oo aan u taageernaa waxay ku salaysantahay waayo-aragnimada aasaasahayaga, Ducaale, oo ku salaysan sanado badan oo uu mashaariic gargaar oo kala duwan ka fuliyey Soomaaliya.

Ugu horraynta waxaannu dhisaynaa dugsiyo wax barasho waxaan kaloo dhidibada u’ aasaynaa helitaan baaritaan caafimaadka aasaasiga ah oo ardadu ka hesho xarumaha caafimaadka ee dugsiyada ka dhex dhisan.

Waxaannu abuuraynaa qaab dhismeedka dadaalka hawlgalka annagoo u’ marayna deeqaha aasaasyada gargaarku bixiyaan, Sharikadaha, jaaliyadaha, qoysaska iyo ashqaasba. Iyada oo aan heshiis wadashaqayneedla gelayno dad Soomaaliya deggan, dadkaas oo dadka deegaanka ku hawlgelinkara iskaa wax u’ qabso inay ku shaqeeyaan, ayaa waxaan sugaynaa, gargaar si qofku isu gargaaro, taasoo anfici doonta jiilasha soomaaliyeed ee soo socda

Nagala soo xiriir

Maamulaha guud

Ahmed Farah Dualeh

dualeh@cosfo.dk

Isgaarsiinta iyo pr

Majken Diederichsen

diederichsen@cosfo.org

Maalgelin

Christina Nyborg

christina@cosfo.org

Children of Somalia

Store Kongensgade 49, 1. sal

1264 København K, Danmark

CVR-nr. 34530955

 

Bank: Arbejdernes Landsbank

Reg.nr.: 5331

Kontonr.: 0249864

SWIFT: DK9453310000249864

IBAN: ALBADKKK